Kala furfur lagu bilaabay ciidanka PSF iyo Wararkii ugu dambeeyey xaalada Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa bilaabay talaabooyin lagu kala furfurayo ciidanka PSF oo taliskooda uu weli diidan yahay inuu aqbalo xil-qaadista uu ku sameeyey Madaxweyne Deni. Ilo Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in ciidamada PSF loo kala furfurayo qaab qabiil, iyadoo aysan ka marneyn adeegsiga dhaqaalaha. Qeyb ka mid ah ciidanka oo heyb ahaan ka soo jeeda magaalada … Continue reading Kala furfur lagu bilaabay ciidanka PSF iyo Wararkii ugu dambeeyey xaalada Boosaaso